Kusoo dhowaada Hoyga Tababarka Tichnologiyada jiilka maanta ee BAAYSOM.​

Halkaan waxaan idinkuugu diyaarinay casharo badan.

Hada dalbo oo isla hadaba daawo​

Courses ka aan Idin kuugu Talagalnay ayaa ah

Courses ka waxay si toos ah usoo galin doonaa insha allah 1 Augst 2023

Video Editing

Courses kaan waxaad si toos ah ugu barandoontaa sida loo hagaajiyo oo loo edit gareeyo muuqalada dhanka mobile ka iyo computerkaba

Computer Literacy

Computer literacy waa courses aad ku heli kartid Aas aaska computerka sida :Ms word, Excel, Ecxcess iyo powerpoint iyo aas aasiga kale ee computerka

Graphic Design

dhankan waxaa kuugu diyaar ah qaybaha designinga Sida Adobe PhotoShop

Web design

courseskaan waxaad kubarandoontaa in.a web design garaynta , luuqadaha kala duwan Sida HTML ,CSS,javascript iwm.

Dhamaan courseska si aad u aragto Riix

About us

kusoo dhowaada markle website ka baayso.com waxaan idinkuugu talagalnay oo aan idin ku bari doonaa wax waliba oo laxiriira Tichnologi yada . sababtuna waxay tahy maadaama dunidii wakhtigaan isku bedeshay , oo looguuray dhanka tichnology yada

I wish you the best of luck with you, enjoy the BAAYSOM.

Talk to us

Have any questions? , Hadaad qabto su’aal inaad nuwaydiiso waan kusoo dhowaynaynaa how we can help you. Taabo meesha ay ku qorantahy GET IN TOUCH 

Scroll to Top